Diyaarado ay la socdaan Ciidamo Koofiyo Cas iyo wafdi kale oo gaaray Dhuusomareeb

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray diyaarado ay la socdeen wafdi horu dhac u ah safarka Madaxweynaha Soomaaliya la filayo in uu ku tago magaalada Dhuusomareeb. Diyaaradaha gaaray magaalada Dhuusomareeb waxaa la socday ciidamo badan oo katirsan ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ee loo yaqaan Koofiyo cas ,kuwaa oo Madaxweynaha uga … Continue reading Diyaarado ay la socdaan Ciidamo Koofiyo Cas iyo wafdi kale oo gaaray Dhuusomareeb